Qaramada Midoobay Oo Soo Saartay Qarar Ay Ugu Magac Dartay Wadahadalo Halala Galo Kuuriyada Waqooyi

0
Sunday December 10, 2017 - 11:19:53 in by salman abdi
  • Visits: 674
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaramada Midoobay Oo Soo Saartay Qarar Ay Ugu Magac Dartay Wadahadalo Halala Galo Kuuriyada Waqooyi

    Sarkaal sare oo ka mid ah hay'adda Qaramada Midoobay ayaa u sheegay mas'uuliyiin ka tirsan Kuuriyada Waqooyi in "baahi degdeg ah" loo qabo in wadahadalo la bilaabo si looga fogaado halista dagaal qarxa. Sida ay sheegtay hay'a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sarkaal sare oo ka mid ah hay'adda Qaramada Midoobay ayaa u sheegay mas'uuliyiin ka tirsan Kuuriyada Waqooyi in "baahi degdeg ah" loo qabo in wadahadalo la bilaabo si looga fogaado halista dagaal qarxa. Sida ay sheegtay hay'adda Qaramada Midoobay.


Warbixin uu soo saaray kadib booqasho shan maalmood oo uu booqasho ku tagay Pyonyang ayuu ku sheegay in xaalda haatan jirto ay tahay mid khatar ku ah nabada iyo xasiloonida.

Booqashadi Jeffrey Feltman ayaana ahayd tii ugu horreysay oo sarkaal ka tirsan Qaramada Midoobay uu ku tago dalkaasi la go’doomiyay lixda sano.

Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in ay isku afgarteen Mr Jeffrey Feltman, in xiriir nidaamsan ay yeeshaan hay’adda Qaramada Midoobay iyo Kuuriyada Waqooyi.

Xiisada ka dhalatay barnaamijka niyuuklerka Kuuriyada Waqooyi ayaa cirka isku sii shareertay kaddib markii ay tijaabisay gantaalka ridad dheer toddobaadkii lasoo dhaafay.

Waxa ay sheegtay Kuuriyada Waqooyi in gantaalkaasi ay tijaabisya uu ahaa kii ugu muhiimsanaa ilaa iyo haatan, oo awood u leh inuu gaaro Mareykanka.

Tijaabada gantaalkaasi ayaan aahaa kiii ugu dambeeyay tijaabooyin isxigxigay oo ay ku sameyneysay hubkeeda niyuuklerk,a oo ay kula loo lameyso cunaqabeynta ay kusoo rogtay qarmada midoobay.

Kuuriyada koonfureed iyo Mareykanka ayaa sameeyanayay dhoolatus milataro oo aad u balaaran kuwaasi oo ay ku muujinayaan cududooda milatari.