
Wakiilka Juan Quintero Oo Beeniyay Wararka Laxiriirinaya Kooxda Arsenal.
Wakiilka laacibka kooxda FC Porto iyo qaranka Colombia Juan Quintero ayaa been abuur ku tilmaamay wararka la xiriirinaya 21 jir kaan kooxda ka dhisan waqooyiga London ee Arsenal.
Waxaa soo baxayay warar sheegaya in Juan Quintero uu si rasmi ah ugu biiri doono kooxda Arsenal maalinta isniinta lakiin wakiilkiisa ayaa ku tilmaamay warkaas mid been abuur ah.
Waxaa soo baxayay warar sheegaya in Juan Quintero uu si rasmi ah ugu biiri doono kooxda Arsenal maalinta isniinta lakiin wakiilkiisa ayaa ku tilmaamay warkaas mid been abuur ah.
"Porto wali kama aysan hadlin wada hadalo ay ku iibinayso Juan Quintero, dhabtii waa ay jiraan kooxo badan oo England iyo Spain ah oo doonaya laacib ka” ayuu u sheegay saxaafada wakiilka Juan Quintero.
"Lakiin hadii koox ay doonayso inay la wareegto laacib kaan waxaa looga fadhiyaa inay bixiyaan 40 milyan oo euro oo ah qiimaha lagu bur burin karo heshiis kiisa”.
Wakiilka Juan Quintero Oo Beeniyay Wararka Laxiriirinaya Kooxda Arsenal.
Wakiilka laacibka kooxda FC Porto iyo qaranka Colombia Juan Quintero ayaa been abuur ku tilmaamay wararka la xiriirinaya 21 jir kaan kooxda ka dhisan waqooyiga London ee Arsenal. Waxaa soo baxayay warar sheegaya in Juan Quintero uu si rasmi ah ugu