Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Magacaabey Guddida Qaban Qaabada Shir Weynaha 6-aad Ee Ururka.

0
Tuesday December 26, 2017 - 16:26:57 in by Burco Office
  • Visits: 696
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Magacaabey Guddida Qaban Qaabada Shir Weynaha 6-aad Ee Ururka.

    Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Magacaabey Guddida Qaban Qaabada Shir Weynaha 6-aad Ee Ururka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Magacaabey Guddida Qaban Qaabada Shir Weynaha 6-aad Ee Ururka.

Ujeeddo: Magacaabis xubnaha guddida qaban qaabadda shirweynaha lixaad ee Ururka SOLJA

Ku: Hogaanka sare ee SOLJA

Aniga oo Tixraacaya Dastuurka ururka SOLJA Qoddobkiisa 13 aad oo waajibanaya soo xulista xubnaha qaban qaabada shirweynaha lixaad ee ururka isla markaana inagu wajibanaya qabashada shirweynaha caadiga ah oo sadexdii sanaba Hal mar ururku qabsado.

Waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa Liiska xubnaha guddida qaban qaabada oo kala ah:-

1.Maxamed Aw Aadan

2.Barkhad Maxamuud Kaariye

3.Sahra C/wahaab

4.Mawliid Maxamed Shaqale

5.C/fataax Mursal

6.Saynab Maxamed Cabdi

7.Maxamed Maxamuud Ilkacase

 

Sidaasi daraadeed; waxa xubnaha hogaanka sare ee Ururka SOLJA ka codsanayaa inay ogolaadaan inay toddobadaas xubnood noqdaan guddida qaban qaabada shirweynaha lixaad ee Ururka.

 

Mahadsanidin

Maxamuud Cabdi Jaamac

Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA