Hambalyo Arooska Cabdicasis Cabdilahi Xaji Xasan iyo Marwadiisa Hawa Husen Jama

0
Monday August 04, 2014 - 10:11:07 in by Super Admin
  • Visits: 1857
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Arooska Cabdicasis Cabdilahi Xaji Xasan iyo Marwadiisa Hawa Husen Jama

    Dhammaan Reer Cabdilahi Xaji Xasan, Dhamman Reer Cali Xaji Xasan, Dhammaan Reer ibrahin Xaji Xasan, iyo Dhamaanba Reer Xaji Xasan Maxamud meel kasta oo ay joogaan Waxay Tahniyad Aroos u dirayaan Lammaanaha Aqalgalkoodu Habenkii 2aad ee Ciidka ka dhac

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhammaan Reer Cabdilahi Xaji Xasan, Dhamman Reer Cali Xaji Xasan, Dhammaan Reer ibrahin Xaji Xasan, iyo Dhamaanba Reer Xaji Xasan Maxamud meel kasta oo ay joogaan Waxay Tahniyad Aroos u dirayaan Lammaanaha Aqalgalkoodu Habenkii 2aad ee Ciidka ka dhacay Magaalada Burco gaar ahaan Hotel City Palaza Waa Cabdicasis Cabdilahi Xaji Xasan iyo Marwadiisa Hawa Husen Jama, waxaanan leenahay isku waara ubad khayr qabana kala hela aamiin aamiin Inaad isku dookh tihiin tihiin
lamane is doortayooo
Wadaaga dareen tihiin
Ilaaxad is deeqayoo
Isdaawada aad tihiin
Dunta laysugu xidhoo
Tihiin danwadaag jacayl
Dadkaa ka markhaatiyoo
Warkiina ku diirsadee
Hadaad dadab gasheen
Daashad iyo ciyaaaaaar
Dartiin baa loo tume
Allaw guuurkiina daaaa....
.

By: Mustafe Abdirahman Ali
Burco somaliland