You are here: Home /Barcelona, Wararka Maanta Xidiga Barcelona Ousmane Dembele Oo Dhaawac Kusoo Cusboonaaday, Mudada Uu Maqnaan Karo & Hadii Uu Ciyaari Karo Kulanka Chelsea.

0
Monday January 15, 2018 - 19:18:52 in by salman abdi
  • Visits: 957
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    You are here: Home /Barcelona, Wararka Maanta Xidiga Barcelona Ousmane Dembele Oo Dhaawac Kusoo Cusboonaaday, Mudada Uu Maqnaan Karo & Hadii Uu Ciyaari Karo Kulanka Chelsea.

    You are here: Home /Barcelona, Wararka Maanta Xidiga Barcelona Ousmane Dembele Oo Dhaawac Kusoo Cusboonaaday, Mudada Uu Maqnaan Karo & Hadii Uu Ciyaari Karo Kulanka Chelsea.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

You are here: Home /Barcelona, Wararka Maanta Xidiga Barcelona Ousmane Dembele Oo Dhaawac Kusoo Cusboonaaday, Mudada Uu Maqnaan Karo & Hadii Uu Ciyaari Karo Kulanka Chelsea.

Saxiixa labaad ee ugu qaalisan kooxda Barcelona Ousmane Dembele ayey mar kale dhibaato lasoo daristay kadib markii uu dhaawac soo gaaray xilli uu dhawaan kasoo kabsaday, waxaana la hadal hayaa inuu seegi karo kulanka Chelsea ee bisha soo aadan.

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa xaqiijisay in xidiga reer France uu seegi doono garoomada inta u dhaxeysa sadex ilaa afar isbuuc, madama ay dhibaato yar soo gaartay daqiiqadahii yaraa oo uu ku jiray kulankii Real Sociedad ee xalay.

Ousmane Dembele oo xagaagii laga soo gudbay ku yimiad Camp Nou aduun dhan 96.8 Malyan oo Pound ayaa soo galay qeybahii dambe, waxaana bayaan ku xaqiijiyay arinkaan Barcelona oo si cad war uga soo saartay.

"Dhamaadka kulanka wuxuu ka cabanayay raaxo darro dhanka lugta ah, tijaabadii la saaray ayaa lagu xaqiijiyay in dhaawac yar uu kasoo gaaray muruqa lugtiisa bidixā€¯