DEG-DEG: Fernandinho Oo Heshiis Cusub Oo Laba Sanadood Ah Lagu Abaalmariya Kadib Markii Uu Si Fiican U Saaciday Kooxdiisa Manchester City

0
Friday January 19, 2018 - 13:58:18 in by Burco Office
  • Visits: 947
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG-DEG: Fernandinho Oo Heshiis Cusub Oo Laba Sanadood Ah Lagu Abaalmariya Kadib Markii Uu Si Fiican U Saaciday Kooxdiisa Manchester City

    DEG-DEG: Fernandinho Oo Heshiis Cusub Oo Laba Sanadood Ah Lagu Abaalmariya Kadib Markii Uu Si Fiican U Saaciday Kooxdiisa Manchester City

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DEG-DEG: Fernandinho Oo Heshiis Cusub Oo Laba Sanadood Ah Lagu Abaalmariya Kadib Markii Uu Si Fiican U Saaciday Kooxdiisa Manchester City

Kubad burburiyaha reer Brazil Fernandinho ayaa heshiis cusub u kordhiyay kooxdiisa, wuxuuna ku sugnaan doonaa Etihad Stadium ilaa laga gaaro 2020, waxeyna arintaan imaaneysaa xilli xidigaan uu si fiican u saaciday kooxdiisa.

32-jirkaan heerka caalami wuxuu ka mid ahaa tiro xidigo ah oo uu heshiiskooda dhici lahaa June 30, 2018, balse haatan wuxuu helay heshiis kordhin waliba sii xaqiijineysa inuu muhiim usii noqon doono kooxda labada sano ee soo aadan.

Citizens ayaa cabsi weyn ka qabtay xidigaan inuu xagaaga soo aadan si xor ah uga dhaqaaqo, kadib markii uu dhawr jeer diiday inuu heshiis cusub saxiixo, balse haatan wax walba waa lasoo afjaray wuxuuna ka farxiyay jamaahiirta Sky Blue.

Fernandinho wuxuu ku raaxeysanayaa nolol qurux badan isagoo ka hoos ciyaaraya Pep Guardiola, 12-dhibcood ayey ka sareeyaan Red Devils oo ay aad u xifaaltamaan ahna kooxda kaliya ee kusoo xigta walow Liverpool & Chelsea aysan meel dheer jirin.

Fernandinho wuxuu yimid Citizens 2013 kadib markii uu aduun dhan 30 Malyan oo Pound kaga soo dhaqaaqayShakhtar Donetsk.