Dowlad Jarmalka Oo isbaheysi ah Ayaa lagu wado in la soo dhiso Xukuumad Cusub.

0
Sunday January 21, 2018 - 11:16:04 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowlad Jarmalka Oo isbaheysi ah Ayaa lagu wado in la soo dhiso Xukuumad Cusub.

    Dowlad isbaheysi ah oo lagu wado in la soo dhiso Xukuumad Cusub.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlad isbaheysi ah oo lagu wado in la soo dhiso Xukuumad Cusub.

Afar bilood kadib markii dalka Jarmalka ay ka dhacday doorashada guud, waxaa uu suura gal ah in dhidibada loo aaso dowlad cusub.

Xisbiga social democrats ayaa maanta lagu wadaa inay u codeyaan in dowlad isbaheysi ay afarta sano ee soo socota la galayaan xisbiga Conservative-ka ee hogaamiye Angela Merkel oo iyagu horay heshiis noocan oo kale ah uu uga dhaceeyay.

Heshiis horudhac ah ayay labada dhinac gareen toddobaadkii hore, balse xisbiga Socialistaha ayaa walaac ka in xisbigooda la siiyay qoondo aad u yar. Haddii labada dhinac ay ku guul dareystaan inay ku heshiyaan dowlad wadaag ah, waxaa laga yabaa in markale dib loogu laabto doorashada maadaama labada dhinac ba aysan heysanin aqlabiyad buuxda oo ay dalka ku maamulaan.