Daawo :deg deg War ciidamada somaliland ee jiida hore oo ku ruqaansaday deegaanka boocame iyo bulshada deegaankaasi oo soo dhaweeyey ciidanka.

0
Saturday January 27, 2018 - 15:59:44 in by Burco Office
  • Visits: 691
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo :deg deg War ciidamada somaliland ee jiida hore oo ku ruqaansaday deegaanka boocame iyo bulshada deegaankaasi oo soo dhaweeyey ciidanka.

    Daawo :deg deg War ciidamada somaliland ee jiida hore oo ku ruqaansaday deegaanka boocame iyo bulshada deegaankaasi oo soo dhaweeyey ciidanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo :deg deg War ciidamada somaliland ee jiida hore oo ku ruqaansaday deegaanka boocame iyo bulshada deegaankaasi oo soo dhaweeyey ciidanka.
Waxa Saaka Gadhay Jiida Degaannka Boocame ee Gobolka Sool Ciidanka Qaranka Somaliland Iyagoo Halkaas Kulano La Qaatay Oadyaasha Magaalada Boocame Iyo Masuuliyiinta Degaankaasi.
 
 
 
 
 
 
Kulankan Saaka oo Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Odayaasha Degaanka Boocame Yeeshen ayaan Wax Tafaasiil oo Badan Laga Soo Sheegin, Laakin sida Wararko Nagu soo Gaadhayan waxey sheegen in Halkaasi Odayaashi Si Weyn uu soo Dhoweeyen Ciidanka Qaranka Somaliland, Iyado La Filayo Inay Degaanka Boocame Xarun Fadhiisimo Cusub Ciidanka Qaranko Ka Sameysto.
 
 
 
 
 
 



 

 

 

Waxa Iyana Geesta Kale Lagu Soo Waramaya in Weli Dhaqdhaqaaq Military ay Wadaan Maamulka Putland Iyago Halkaas Soo dhoobay Ciidamo ay Doonayaan Inay Soo Weeraraan Ciidamada Somaliland.