Airportka Magalada Burco Maxa Loo Dhamayn Waayay Ee Loo Xistiyay Waa Casimadii Labade Dalkee By Jaliyadaha G/Togdheer Ee Skandenavianka

0
Sunday August 10, 2014 - 15:00:10 in by salman abdi
  • Visits: 947
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Airportka Magalada Burco Maxa Loo Dhamayn Waayay Ee Loo Xistiyay Waa Casimadii Labade Dalkee By Jaliyadaha G/Togdheer Ee Skandenavianka

    Marka Hore Waxaan Salaamaya Dhamaanba Saxaafada Xorta Ah Ee Dhex Dhexaadka Ah Iyo Shacabka Qaaliga Ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marka Hore Waxaan Salaamaya Dhamaanba Saxaafada Xorta Ah Ee Dhex Dhexaadka Ah Iyo Shacabka Qaaliga Ah

Gudah Iyo Dibadaba Waxsaalmu Calaykum Waraxmatulaahi wabarkaatu, Bacda


Waxaan Maanta Qalinka U qatay Kadib Markii Aan Arkay Caasimada labaad Ee Dalka BURCO Oo Aan Wakhtigaa Loo Dhamynin Airportkii Loo Ururiyay Dhaqaalaha Ee Qurba Joogu U Hagar Baxay Ee Loo Gurnaday Oo Lafilaayay In Mudo Hore Uu Dhamaado waxa aan Raad Raacay Dhibka Iyo Ujeedadad Ka dambaysa waxa Loo Dhamayn waayay Loona Furi Waayay


Waxay fadhiistay Oo Uu raadkii galay Inuu Ku Fadhiyo wasiirka Duulista Maxamuud Xaashi cabdi Oo Ah wasiir Waliba U Dhashay Gobolka Kuna Soo Barbaaray Waxana Ku Soo bartay Hadaba waxana Ku Soo Bartay.

Hadaba waxa Is waydiin Mudan Ma Xistibaa Ku Jira wasiirka?—-Mise Hanti Ayuu Ku Doonaya wasiirku?———–Mise Xaasidnimo Ayuu Ugu Fadhiyaa? hadaba sadexda Qodob waxaynu kala Oganaynaa jawaabtooda Codsiga Hoos Ku Qoran Sida Uu Ka Yeelo wasiirku


Hadaba waxaan Leenahay Wasiirka Duulista Maxamuud xaashi cabdi Waxaanu Kaa Codsanaynaa Anagoo Ah jaaliayadaha Reer Toghdeer Ee Qurbaha Waa Inaad Hoos U Eegtaa baahida Loo qabao Airportka BURCO Oo Ah Mid Halbawle U Ah Bariga Somaliland Isgoo Ku Yaala Casiamada Labaad ee Dalka fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa Inaad sida Ugu Dhakhasaha Badan Aad U Dhamaystirto Garoonka Diyaaradaha oo Uu U cadilanayahay dadka Iyo Gobolada Bariguba hadaad wasiir Codsiagayga Aqbasho waanu Ku Ducaynaynaa hadaad Diido waa Mudaharaad Iyo Xumaan 



wabilaahi Tawfiiq.