Louis van Gaal OO 7 Ciyaartoy Shir Laqaatay Muxuuse Kala Hadlay?

0
Monday August 11, 2014 - 08:37:49 in by salman abdi
  • Visits: 1092
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Louis van Gaal OO 7 Ciyaartoy Shir Laqaatay Muxuuse Kala Hadlay?

    Tababaraha kooxda Man United Louis van Gaal ayaa todoba ciyaartoy oo Manchester united ka mid ah ayaa shir la qaatay. Van Gaal ayaa lixda ciyaartoy ee kala ah Rafael

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababaraha kooxda Man United Louis van Gaal ayaa todoba ciyaartoy oo Manchester united ka mid ah ayaa shir la qaatay. Van Gaal ayaa lixda ciyaartoy ee kala ah Rafael


Marouane Fellaini, Wilfried Zaha, Nani iyo Shinji Kagawa isku mar shir lawada galay halka uu Keane shir gaar ah la galay.

Waxaa la fahansan yahay in Van Gaal u sheegay Fellaini, Zaha, Nani iyo Keane in kooxdu dhagaysan doonto dalabyada uga yimaada kooxaha doonaya saxiixooda.Rafael ayaa si lala yaabay uga mid noqday liiskan. Kagawa ayuu Van Gaal u sheegay inuu door ku yeelan doono united balse wuxuu kursiga kaydka ugu jiridoonaa Herrera iyo Juan Mata.

Anderson iyo Javier Hernandez ayay kooxda united horeba udoonaysay inay dhagaysato dalabyada lagudoonayo waxayna umuuqdaan inuu soo dhamaaday waqtigoodii Old Trafford. Kooxaha Tottenham, Southamton,Inter Milan,Atletico Madrid iyo Juventus ayaa lala xidhiidhinayay Javier Hernandez kaas oo ay fiican tahay gool dhalintiisu.Fellaini ayaa lala xidhiidhinayaa inuu ku biiri doono kooxda Napoli halka Zaha ay ka doonayaan Newcastle, Crystal Palalce, West Ham iyo Nottingham Forest.

Cardiff City ayaa iyaduna doonaysa Keane. Man united ayaa dhankeeda doonaysa inay la soo wareegto laba difaac kadib guuldaradii ka soo gaadhay saxiixa Thomas Vermaelen kaas oo ka doortay Barcelona.


Markasta iyo Wakhti kasta Kale Saco Shabakada Afkashacabka Wararka Ka dhaca Dunida iyo Ciyaraha Aduunka