Hargeysa:Madaxweynaha Somaliland oo Xabsiga Dhigay Masuliyiin lagu Eedeeyey Musuqmaasuq

0
Thursday March 08, 2018 - 15:42:40 in by salman abdi
  • Visits: 801
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeysa:Madaxweynaha Somaliland oo Xabsiga Dhigay Masuliyiin lagu Eedeeyey Musuqmaasuq

    Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa amar ku bixiyay in xabsiga loo taxaabo saddex masuul oo ka tirsan xukuumaddiisa oo lagu eedeeyay inay ku kaceen musuq-maasuq.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa amar ku bixiyay in xabsiga loo taxaabo saddex masuul oo ka tirsan xukuumaddiisa oo lagu eedeeyay inay ku kaceen musuq-maasuq.



Saddex masuul ee xabsiga la dhigay ayaa kala ah guddoomiyaha degmada Daarasalaam Md. Cabdikariim Cali Maxamed, Guddoomiye ku-xigeenka degmada Daarasalaam Cabdikariin Aadam Jibriil iyo Xoghayihii Fulinta ee Dagmada Daarasalaam Fu,aad Ibraahim Kooshin.

Ilaa hadda xukuumadda Somaliland kama hadal xadhiga saddexda mas’uul.