Hargeysa:Wasiirka Warfaafinta oo Digniin iyo Awaamiir Dul Dhigay Shaqaalaha Wasaaraddiisa iyo Nuxurka Wareegto uu Soo Saaray Saaka

0
Thursday March 08, 2018 - 15:49:18 in by salman abdi
  • Visits: 958
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeysa:Wasiirka Warfaafinta oo Digniin iyo Awaamiir Dul Dhigay Shaqaalaha Wasaaraddiisa iyo Nuxurka Wareegto uu Soo Saaray Saaka

    Shaqaalaha wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa laga mamnuucay inay isticmaalaan warbaahinta madaxa-banaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shaqaalaha wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa laga mamnuucay inay isticmaalaan warbaahinta madaxa-banaan.


Wareegto uu soo saaray Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax (Guri-barwaaqo) ayaa arrintaasi lagu caddeeyay, waa ammar madaxweynaha kasoo baxay.

Halkan hoose ka akhri wareegtada wasiirCabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax (Guri-barwaaqo) soo saaray