Hargaysa:-Madaxwaynaha Soomaliland Oo Weedho Ka Yidhi Aabo Daad Ka Qaaday Caruurtiisi Oo Ku Booqday Madaxtooyadda

0
Thursday May 03, 2018 - 14:40:51 in by salman abdi
  • Visits: 447
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:-Madaxwaynaha Soomaliland Oo Weedho Ka Yidhi Aabo Daad Ka Qaaday Caruurtiisi Oo Ku Booqday Madaxtooyadda

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay xafiiskiisa Ku Qaabilay Muwaadin Axmed Qorane oo uu habeen dhaweyd roob ka da'ay Hargeysa ka qaaday laba caruur ah oo uu dhalay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay xafiiskiisa Ku Qaabilay Muwaadin Axmed Qorane oo uu habeen dhaweyd roob ka da'ay Hargeysa ka qaaday laba caruur ah oo uu dhalay.



Qoraal kooban oo uu ku baahiyay Bogga uu ku leeyahay Facebookga ayaa waxa uu ku sheegay dareenka Axmed Qorane oo laba caruur ah ku waayay Daadkaasi.
Kulankan oo ka dhashay markii uu Madaxweyne Muuse Biixi Isla Habeenkiiba Guriga Ku Booqday Qoyska ay mashaqadu ku dhacday ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Kulankii dhex maray isaga iyo Axmed Qorane.

waxaana qoraalkaasi Madaxweynuhu uu soo dhigay Bogga uu ku leeyahay Facebookga oo aanu so oxiganay uu ku yidhi ""...Waxa aan maanta xafiiska kula kulmay Muwaadin Axmed Qorane oo ah Aabbaha dhalay labadii carruur ahayd ee uu habeen hore daadku qaaday, runtii waa shaqsi qalbi-furan oo qaddarka Alle ku qanacsan...."