Burco: Daawo Ururka SOYDAVO oo Mideeyey 8 Dalladood oo kamida Dalladaha ururada Haweenka ee Burco

0
Thursday May 03, 2018 - 19:40:51 in by salman abdi
  • Visits: 688
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Burco: Daawo Ururka SOYDAVO oo Mideeyey 8 Dalladood oo kamida Dalladaha ururada Haweenka ee Burco

    Hay'adda Wadaiga ah ee SOYDAVO ayaa Dallad Guud ku midaysay 8 Dalladood oo kamida Dalladaha Ururada Haweenka ee Xaafadaha magaalada Burco,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda Wadaiga ah ee SOYDAVO ayaa Dallad Guud ku midaysay 8 Dalladood oo kamida Dalladaha Ururada Haweenka ee Xaafadaha magaalada Burco,

kuwasoo dhaqaale aad u yar oo ay iska ururiyaan ku abuurtay shaqooyin iyo ganacsi kuna caawiya dadkooda jilicsan.

munaasibad Ballaadhan oo ay ku midoobayeen Dalladaha Ururada Haweenka ee Xaafadaha Burco oo la kala yidhaa Barako, Sahan, Kaafi, Horseed, Waaberi, Waqal, Dalsan iyo Daryeel oo si Guud Loogu Bixiyey DALLADAHA DANWADAAG ayaa lagu qabtay Hoolk Hass ee Magaalada Burco.

Munasibaddaas ayay ujeeddada midowgan ku sharraxeen Masuliyiinta Ururka SOYDAVO, Masuliyinta Ururada Taakulo iyo ADO, iyo Xubno kamida Haweenka madaxda ka ah Dalladaha midobay.

Waxa iyaguna Haweenkan ku midoobay Dalladaha DANWADAG ku dhiirigeliyey midowgooda iyo kalinta ay bulshada kag jiraan Maayar kuxigenka Burco, Taliyah Qaybta Boliska Cabdi Cali, Xoghayah Degmada, Guddomiyaasha Xafadha, Maxmed Cali, Lixle, iyo Sheekh Bashiir iyo weliba Xubno kale.