Yaaxasyo La Xaday Oo Lagu Qabtay Garoon Diyaradeed Iyo Ciida Xaaday+Halka Laga Xaday.

0
Saturday May 05, 2018 - 08:17:23 in by salman abdi
  • Visits: 595
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Yaaxasyo La Xaday Oo Lagu Qabtay Garoon Diyaradeed Iyo Ciida Xaaday+Halka Laga Xaday.

    Konton Yaxaas oo laga soo xaday dalka Malaysia ayaa lagu qabtay Garoonka diyaaradaha ee Heathrow oo ku yaala Magaaladda London ee caasimada wadanka Ingiriiska.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Konton Yaxaas oo laga soo xaday dalka Malaysia ayaa lagu qabtay Garoonka diyaaradaha ee Heathrow oo ku yaala Magaaladda London ee caasimada wadanka Ingiriiska.



Shuruucda caalamiga ah ayaan marnaba ogolayn in la kala xado xayawaanaadka, waxaana arrintan wax aan la aqbali karin ku tilmaamay sarkaalka dhinaca amaanka xuduudaha u qaabilsan dawlada Ingiriiska waxaanu yidhi "Maaha Wax la aqbali karo in sidan oo kale laga
50 kan yaxaas oo u badan kuwo yaryar ayaa ku kala jiray shan kartoon oo midkiiba lagu riday toban ayaa waxa qabtay ciidamada, waxaana ay warbaahinta wadanka ingiriisku ay si weyn u faaqidaysaa karaatoontan lagu qabtay yaxaasyada. yeelo yaxaaska" ayuu u sheegayGrantstraitstimes.

 

waxa uu intaasi ku daray in uu yaxaaskaasi dagaalamay isla markaana aanu marnaba ogolaanin in lagu soo raro diyaaradii uu lagu soo qaaday, hasayeeshee uu la kulmay iska caabin badan.