Kana siib kana Saar WQ:.ciise ibrahin maxamed qaalib

0
Thursday August 21, 2014 - 08:07:37 in by Super Admin
  • Visits: 1307
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kana siib kana Saar WQ:.ciise ibrahin maxamed qaalib

    Asc wr dhaman asxaabta iyo akhristayaasha Waxan qormadan gaaban ku eegi doonaa da'da ama jiilka ku haboon hogaaminta Dalka wakhtigan xadirka ama sabanka la joogo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asc wr dhaman asxaabta iyo akhristayaasha Waxan qormadan gaaban ku eegi doonaa da'da ama jiilka ku haboon hogaaminta Dalka wakhtigan xadirka ama sabanka la joogo

Hadii aynu tusaale u soo qadano wakhtigii somaliland la soo noqtay madax banaanid dalka wuxuu u baahna hogaamiye ama siyaasi ruug cada ah (1991)) tusaale c/rahman tuur (AHN) IYO Maxamed X. Ibrahin Cigaal(AHN) Sheikh Ibrahim Sheikh Madar (AHN) iyo ahmed siilanyo,,, saleeban aadan g.guurtida iyo faysal cali waraabe ..cali waran cade w Arimah gudah ..cali xoor xoor (dakada berbera) rag badan oo qarkood nool yihin qaarkoodna dhinteen wakhtigaa waxa loo baahnaa in jabhadii hubka lag dhigo oo ciidan la dhiso beelah waxa tabanay in si caaqil nimo loola hadlo waxay tabanayan lal eego iyad oo hadba Duruufta taal la eegayo Hadab wakhtigan lagu jiro wixii oo dhan waa lag soo gudbay waxa lagu jira wakhtigii lala jaan qaadi laha caalamka cusub lagan iibin lahaa siyaasad iyo horumarka somaliland Hadab iyad oo sidaa ah ayaa waxa loo bahan yahay dhalin yaro fir fircoon oo Hogaanka dalka qabta sida jamaal cali husen (jamka)..mahamed xaji yusuf ahmed (waabeeyo) .. saleeban xagla-toosiye w,caafimadka ..ahmed naasir (owner hadhwanaagnews) maxamed diridhab (owner halbeegnews)Aqoonyahan Maxamed Cabdilahi Ducale (Ilkacase)Maxamed Elim Aaddan Ilkacase Agasimaha Guud ee Wasaarada warfaafintaFarxaan Xaaji Cali Ahmed Owner (Horn Cable T.V) ( mahamed cali xaji ( raabi) safirka wadanka qatar..Cabdiraxman Maxamuud Caydiid (Soltelco) hargaysa mayar) shucayb maxamed muuse ..(mayarka gabiley) dhalin yaro kale oo rag iyo dumarba leh oo aqoon yahano leh Hadab shacabka jamuuriyad somaliland iyo shucuubta africa waxay joogan wakhtigii isbadal doonka ..isbadal waxa keeni kar jiil cusub ..dalku wuxu uu baahan yahay in Dhiig cusub lagu shubo Hadab khariste hadiii aad u dhalatay somaliland ama africa balanteenu waa ( kansiib kan saar ( one man one vote ) 


WQ: Aqoonyahan ciise ibrahin maxamed qaalib 
Doha ..Qatar 
ciise1988@hotmail.com