Gudaha:-Waa Kuma Wasiirka Ugu Wax-qabadka Badan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi.

0
Saturday May 19, 2018 - 19:13:06 in by salman abdi
  • Visits: 590
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudaha:-Waa Kuma Wasiirka Ugu Wax-qabadka Badan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi.

    Gudaha:-Waa Kuma Wasiirka Ugu Wax-qabadka Badan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudaha:-Waa Kuma Wasiirka Ugu Wax-qabadka Badan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi.

Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi ayaa Wasiirkiisa Beeraha ku Ammaanay in ka wasaarad ahaan ay hirgaliyeen sidii shacabka dalku ay wax soo saar u samayn lahaayeen waxaanu si gaara u dul is-taagay Madaxwaynahu in wasaaradda Beerahu waddo mashruuca wax soo saarka Muwaadinka kaas oo looga gol-leeyahay in Beeralaydu horumariyaan dhinaca Abuurka Saracyadda kala duwan.

Bogaadintan Madaxwaynaha ayaa ka dambaysay ka dib markii uu dhawaan uu wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland Mudane Axmed Muumin Seed uu Beeralayda Gobolada Dalka uu u qaybiyay Saacado Qodaal ah oo loogu talo galay kobcinta Beeralayda,

Madaxwayne Biixi ayaa waxaa ka go’an in la horumariyo dhinacyada kala duwan ee kaabayaasha bulshada gaar ahaa dhanka waxsoorka.

Hambalyan Madaxwaynaha ayaa ka dambaysay ka dib markii qaar ka mid ah Haldoorka shacabka Waddankani ay Muuse Biixi ku wargaliyeen in Golahiisa Wasiiradda uu yahay kan ugu dadaalka badani Axmedd Muumin Seed oo ah Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha.