"Beesha Caalamka Waxaa Ay U Sheegtay Muuse Biixi Inay Ka Baxaan Tuke-raq" Puntland Oo U Jawaabtay Madaxweyne Biixi

0
Monday May 28, 2018 - 08:34:00 in by salman abdi
  • Visits: 406
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Beesha Caalamka Waxaa Ay U Sheegtay Muuse Biixi Inay Ka Baxaan Tuke-raq" Puntland Oo U Jawaabtay Madaxweyne Biixi

    Puntland ayaa war-saxaafadeed ay goor dhow baahisay ku sheegtay in beesha caalamka ay ku wargeliyeen madaxweynaha Soomaaliland inay iskaga baxaan deegaanka Tukaraq.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Puntland ayaa war-saxaafadeed ay goor dhow baahisay ku sheegtay in beesha caalamka ay ku wargeliyeen madaxweynaha Soomaaliland inay iskaga baxaan deegaanka Tukaraq.



"Waxaa ay beesha caalamka u sheegtay maamulka inay dib uga baxaan deegaannada ay ku soo duuleen, laakin hoggaamiyaha maamulka wuxuu ku dooday inuu tagayo xadduuda uu Ingiriiska siiyay .. wuxuuna dhaga ka fureystay dhammaan soo jeedinaddii beesha caalamka wuxuuna duullan ku soo qaaday deegaanka Tukaraq ee Puntland.”ayaa lugu yidhi war-saxaafadeedka oo ka soo baxay xafiiska afhayeenka madaxtooyadda Puntland oo intaa ku daray "Dhul iyo dad ka tirsan Puntland ma bixin karo Ingiriis.. madaxweynaha Puntland wax gorgortan ah kama gelayo deegaannada dastuuriga ah ee Puntland mana bixin karto dowladda Federaalka dhul ka mid ah Puntland.”