Taalibaan:-Taalibaan oo wadahadallo qarasoodi ah la qaadatay Afqanistaan.

0
Friday June 01, 2018 - 08:01:29 in by salman abdi
  • Visits: 299
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taalibaan:-Taalibaan oo wadahadallo qarasoodi ah la qaadatay Afqanistaan.

    Taalibaan:-Taalibaan oo wadahadallo qarasoodi ah la qaadatay Afqanistaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taalibaan:-Taalibaan oo wadahadallo qarasoodi ah la qaadatay Afqanistaan.

Ururka Taalibaan ayaa wadahadallo qarsoodi ah la qaadatay saraakil ka tirsan dowlada Afqanistaan si ay uga wadahadlaan xabad joojin inay ka hergasho dalkaasi, sida ay sheegeen militariga Mareykanka.

Taliyaha ciidamada Mareykanka ee ku sugan Afqanistaan Jeneraal John Nicholson ayaa sheegay in wadahadallada ay ku lug lahaayeen dowlado shisheeye iyo ha'ayado caalami ah.

Madaxweynaha Afqanistaan Ashraf Qaani ayaa soo jeediyay bishii Ferbaayo wadahadallada balse codsigaasi wax jawaab kama aysan bixinin Taalibaan xilliggaasi.Lifaaqa ku dhufo si aad faahfaahinta u aqriso