Kenya:-Qalabka beenta garta oo lagu rakibayo saraakiil Kenyan ah.

0
Saturday June 02, 2018 - 09:07:14 in by salman abdi
  • Visits: 419
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kenya:-Qalabka beenta garta oo lagu rakibayo saraakiil Kenyan ah.

    Kenya:-Qalabka beenta garta oo lagu rakibayo saraakiil Kenyan ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kenya:-Qalabka beenta garta oo lagu rakibayo saraakiil Kenyan ah.

Qalabka kala caddeeya in qofka been sheegayo iyo in kale ee loo yaqaano Polygraph ayay tahay in lagu rakibay saraakiil Kenyan ah oo maxkamad loosoo taagay lacago badan oo laga musuqmaasuqay, sidaas waxaa sheegay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

Waxa uu madaxweynaha hadlayay kadib markii shaaca laga qaaday in la xaday lacag dhan $78 milyan oo doolar oo ay lahayn laanta horumarinta dhalinyarada ee Kenya.


 
Daawo taariikhda Uhuru Kenyatta

Mr Kenyatta oo ka hadlayay dabaaldega maalinta xoriyadda Kenya ayaa sheegay in dhammaan madaxda laamaha muhiimka ah ee dowladda ay mari doonaan imtixaam cusub, islamarkaasna la baari doono xogtooda.