Hambalyo Shabakada Caalamiga ah Ee Afka Shacabka

0
Saturday March 01, 2014 - 01:50:30 in by Holland Office
  • Visits: 1126
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Shabakada Caalamiga ah Ee Afka Shacabka

    Marka hore Waxaan Salamayaa dhamaan Hawlwadeenada Gabiley.net oo ah websiteyada kuwa af Somaliga ku qorma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marka hore Waxaan Salamayaa dhamaan Hawlwadeenada Gabiley.net oo ah websiteyada kuwa af Somaliga ku qorma
ka Ugu Horeeaya, waxaa iyaguna sharaf mudan bahweynta aan tiro laheyn ee sida joogta ah ugu xidhan shabakada afkashacabka.com iskuna waydarsada afkarahooga . Markaan uu soo Noqdo Dulucda Hadalkeygaaa.
Maanta waxan Aad uu Yara Jacleystay inaan Dirada Yara Saro wax Aan uu Arkey iney uu Bahantahey in Laga Hadlo taas oo ah inaan halkan Hambalyo aan la soo koobi karin uu Mariyo  Shabakada  Caalmiga ah ee dhawaan  hawada soo gashay Lana magac baxday Maga  Afka Shacabaoo runti ah  shabakad timi wakhti loo bahna , waxan hawl wadeenada  shabakada uu soo jeedini lahaa inay  dedaal  badiyaan  halka ay maanta gadheena meel ka sii foog inay gadhaan  ,saxafadu waa powerka  4 aad ee dunida

Jaamac Maxamed Jaamac
Holland