Hargeisa:-Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Baaq U Diray Madaxweyne Muuse Biixi.

0
Monday June 04, 2018 - 23:35:02 in by salman abdi
  • Visits: 404
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:-Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Baaq U Diray Madaxweyne Muuse Biixi.

    Hargeisa:-Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Baaq U Diray Madaxweyne Muuse Biixi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:-Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Baaq U Diray Madaxweyne Muuse Biixi.

Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa madaxweynaha somaliland ugu baaqay inuu cafiyo garyaqaan Maxamed Kayse oo mudo ku xidhan magaalada Hargeysa.

Xoghaye Yoonis oo ka hadlaya xadhiga Maxamed Kayse ayaa waxa uu yidhi "Waxaanu jecelnahay inaanu xukuumada u soo jeedino baaq kaas oo ku wajahan nin dhalinyaro ah oo aqoonyahan ah oo qoraa ah kaas oo mudo ku siman lix bilood hada xidhan, Maxamed Kayse Bigeeye waxa lagu xukumay 18 bilood oo xadhig ah, xukunkaas oo aanuXoghayaha ciyaaraha ee xisbiga Waddani Yoonis Axmed Yoonis ayaa sheegay in xadhigaasi uu yahay mid sharci daro ah balse ay madaxweynaha ka codsanayaan inuu cafiyo garyaqaankaasi.

xisbi ahaan u arkaynay inuu baalmarsan yahay sharciga dalka.”ayuu yidhi xoghaye Yoonis oo u waramay hctv

 

Xoghayaha ciyaaraha ee xisbiga Waddani ayaa intaas raaciyey "Bil ramadaan ayaa lagu jiraa, ninkaas dhalinyarada ahi waxa uu xidhan yahay 6 bilood iyada oo lagu xukumay 18 bilood, waxaanu madaxweynaha ugu baaqaynaa inuu u fidiiyo cafiska dastuuriga ah ee uu sharcigu ku siiyey oo aad soo dayside.”