War Deg Deg Ah Tirada Dadka Ku Dhaawacmay Rabshado Ka Dhacay Laascaanood.

0
Thursday June 14, 2018 - 16:22:16 in by salman abdi
  • Visits: 427
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Tirada Dadka Ku Dhaawacmay Rabshado Ka Dhacay Laascaanood.

    War Deg Deg Ah Tirada Dadka Ku Dhaawacmay Rabshado Ka Dhacay Laascaanood.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Tirada Dadka Ku Dhaawacmay Rabshado Ka Dhacay Laascaanood. Magaalada Laascaanood ee

xarunta Gobolka Sool ayaa waxa ka dhacay Mudaharaad, kaas oo ka danbeeyay ka dib markii ciidamada qaranka somaliland gaadhi ay wateen uu soo galay Magaaladda.


Ciidanka Saarnaa Baabuurkaasi ayaa damacsanaa in ay ka adeegtaan Suuqa Magaaladda Laascaanood, hasayeeshee dadka deegaanka ayaa shiiday waxaana halkaasi ku dhaawacmay saddex dumar ah.


 

 

ma jiro war faahfaahsan oo ka soo baxay dhinaca maamulka Magaaladda Laascaanood, waxaana dadkii halkaasi ay dhaawacyadu ka soo gaadheen loola cararay cusbitaalka,halkaas oo iminka dhaawacooda lagu dabiibayo.