Hargaysa:-Wasaaradda Cadaaladda Oo Hargeysa Ka Furtay Shir Lagaga Hadlayay Saraynta Sharciga

0
Saturday June 30, 2018 - 16:40:38 in by salman abdi
  • Visits: 438
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:-Wasaaradda Cadaaladda Oo Hargeysa Ka Furtay Shir Lagaga Hadlayay Saraynta Sharciga

    Magaaladda Hargeysa waxa laga furay shir lagaga hadlayay saraynta sharciga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaaladda Hargeysa waxa laga furay shir lagaga hadlayay saraynta sharciga.


Shirkan oo ay ka soo qayb galeen Saraakiil ka socotay ciidanka Asluubta, Maxakamada sare, bahda cadalaadda iyo hay’addaha qaramada Midoobay.

Sidoo kale shirkan oo saaka furmay waxa ka soo qayb galay Wasiirka Cadaaladda Cabdiqani Maxamuud Caateeye, Xeer Ilaaliyaha guud ee qaranka Xasan Aadan Maxamed iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda Somaliland.

Shirkan oo mudada uu socdo si weyn loogaga hadli doono saraynta sharciga iyo kala danbaynta ayaa dhamaanba dadkii halkaasi ka hadlay waxa ay iska dabo mareen muhiimada uu qaranka uu leeyahay shirkani.

 

Waxa ka soo qayb galeyaasha shirkaasi lagu dardaaray in waxyaabaha ay ka bartaan shirkaasi ay dib ugula noqdaan bulshadda, si ay isula jaanqaadaan.