Nigeria:-Dagaalamayaal ka tirsan Boko Haram oo isku dhiibay ciidammada Nigeria+Tiradooda.

0
Tuesday July 03, 2018 - 08:36:22 in by salman abdi
  • Visits: 541
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nigeria:-Dagaalamayaal ka tirsan Boko Haram oo isku dhiibay ciidammada Nigeria+Tiradooda.

    Nigeria:-Dagaalamayaal ka tirsan Boko Haram oo isku dhiibay ciidammada Nigeria+Tiradooda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nigeria:-Dagaalamayaal ka tirsan Boko Haram oo isku dhiibay ciidammada Nigeria+Tiradooda.

Militariga Nigeria waxay sheegeen in ugu yaraan 32 dagaalamayaal oo ka tirsan ururka Boko Haram ay isku dhiibeen ciidammadooda ku sugan deeganno kala duwan oo ka tirsan Waqooy galbeed dalkaasi.

Waa kooxdii ugu dambaysay oo ka tirsan Maleeshiyaadka Boko Haram oo isku dhiibo dowladda.

Waxayna arrintani imaanaysa xilli militariga Nigeria ay sheegeen inay dileen 5 kamid ah dagaalyahanada horraanii toddobaadkan.

Lix bilood ka hor ayay ahayd markii 1,000 dagaalamayaal oo Boko Haram ka tirsan ay isku dhiibeen ciidammada ku sugan herada Chad.