Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Sabotinayay Arday Dhamaysatay Maxadka Al Ansaar ayaa kadhacday xarunta maxadkaasi

0
Thursday August 28, 2014 - 21:57:40 in by salman abdi
  • Visits: 753
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Sabotinayay Arday Dhamaysatay Maxadka Al Ansaar ayaa kadhacday xarunta maxadkaasi

    Munaasibadan oo hanaankeeda dhicitaan siweyn loogasoo shaqeeyay looguna talao galay in lagu sabootiyo ardayda dhamaystay waxbarashada kala duwan ee maxadka al Ansaar ayaa saaka lagu qabtay barxada hore Ee Isla Xaruntaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasibadan oo hanaankeeda dhicitaan siweyn loogasoo shaqeeyay looguna talao galay in lagu sabootiyo ardayda dhamaystay waxbarashada kala duwan ee maxadka al Ansaar ayaa saaka lagu qabtay barxada hore Ee Isla Xaruntaasi


 

Waxaana munaasiabadasi kazoo qayb galay masuuliyiin tiro badan oo ka kala socday wasaarada waxbarashada iyo sidoo kale masuuliyiinta maxadkaasi

Arday waalidiin iyo macaliminta maxadkaasi

Waxaana halkaasi ugu horayn kahadalay islamarkaasina kawarbixiyay maraaxilkii kala danbeeyay ee uu soo maray maxadkana maamulaha maxadka al ansaar

Cabdirashiid Kaamil "markaskan kharykabadan waxaa loofuray in magaranaysaayeey in caruurtayar ee barbaarta ah ay cilmigooda halkan kabilaabaan quraankana halkan ay kubartaan culuumta diinigaa qaarkamid ahna halkan kubartaan”

Sidoo kale waxaa siguna halkaasi kahadalay sarkaal sare oo kasocday wasaarada waxbarashada isogoo isna halkaasi ardayda uga jeediyay erayo dardaran iyo waano iskugu jira

Gaba gabadiina waxa halkaasi ardayda lagu gudoon siiyay shahaadooyin iyo abaal marino kala duwan oo loogu talogalay ardayda kaalmaha hore ka gashay dugisagaasi


Contact@afkashacabka,com