Ciyaaryahanka Cristiano Ronaldo Oo Ku Guuleestay Xiddigga Ugu Fiican Qaaradda Yurub
Laacibka Kooxda Real Madrid Iyo Qaranka Portugal Cristiano Ronaldo Ayaa Ku Guulaystay Abaal Marinta Xiddiga Yurub Ee 2014.
Laacibkaan Oo Sanadkii Hore Ku Guulaystay Laacib Ka Aduunka Ayaa Kooxdiisa U Qaaday Champions League Xili Ciyaareed Kii Hore Wuxuuna Caawa Ku Guulaystay Abaal Marinta Xidiga Yurub.
Ronaldo Oo Ka Hadlay Dareenkiisa Ayaa Hadaladiisi Waxaa Ka Mid Ahaa :
"Dhabtii Aad Ayaan U Faraxsanahay, Waa Inaan U Mahad Celiyaa Asxaabtayda Kuwaas Oo La,Aantood Aanan Waxba Ahaadeen, Sidoo Kale Waa Inaan U Mahad Celiyaa Qoyskayga, Kooxda Iyo Waliba Qof Walba Oo Ii Codeeyay.
Markasta iyo Wakhti kasta Kale Saco Shabakada Afkashacabka.com