Ra'iisul Wasaarihii Hore Ee Pakistan Oo Dib Ugu Laabtey Dalkiisa Si Xabsiga Loo Dhigo.

0
Friday July 13, 2018 - 12:13:04 in by salman abdi
  • Visits: 464
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaarihii Hore Ee Pakistan Oo Dib Ugu Laabtey Dalkiisa Si Xabsiga Loo Dhigo.

    Ra'iisul Wasaarihii Hore Ee Pakistan Oo Dib Ugu Laabtey Dalkiisa Si Xabsiga Loo Dhigo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaarihii Hore Ee Pakistan Oo Dib Ugu Laabtey Dalkiisa Si Xabsiga Loo Dhigo.

Ra'iisulwasaarihii hore ee Pakistan

Nawaz Sharif ayaa ku sii jeeda dalkiisa isaga oo ka baxay magaalada London.



Isaga oo maqan ayaa toddobaadkii hore lagu xukamay toban sano oo xabsi ah, ka dib markii lagu helay dambiyo musuqmaasuq la xidhiidha


 

 

Ammin dambe oo khamiistii ah ayuu safray isagoo ay weheliso gabadhiisa Maryam.


Masuuliyiinta Pakistan waxay sheegeen in labadoodaba la qaban doono marka ay soo cago dhgtaan, xabsigana loo taxaabi doono.