Daawo Muqaal:Madaxwaynaha Dalka Turkiga Oo La Dhaariyay.

0
Friday August 29, 2014 - 23:06:21 in by salman abdi
  • Visits: 1019
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Muqaal:Madaxwaynaha Dalka Turkiga Oo La Dhaariyay.

    Madaxweynaha cusub ee dalka Turkiga ayaa si rasmi ah maanta loogu dhaariyay, Rajeb Dayib Ordogan, waxaanu noqonayaa madaxweynihii ugu horeeyay ee shacabka dalka Turkigu soo doortaan ama codkooda ku yimaada kursiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha cusub ee dalka Turkiga ayaa si rasmi ah maanta loogu dhaariyay, Rajeb Dayib Ordogan, waxaanu noqonayaa madaxweynihii ugu horeeyay ee shacabka dalka Turkigu soo doortaan ama codkooda ku yimaada kursiga.


Xaflad balaadhan oo loo qabtay ayaa loogu dhaariyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Turkey, sidoo kale Ordogan ayaa hore u wareejiyay guddoomiye-nimada xisbiga si loo waafajiyo dastuurka dalka Turkey oo aan ogolayn in Madaxweynaha dalku xisbi ka soo jeedo, waxa kale oo la filayaa in doorashada soo socota marka ay dhamaato wax ka badal lagu sameeyo dastuurka dalkaas, taas oo war wer ku abuurtay mucaaridka dalkaas. 




            Contact@afkashacaka.com