Madaxwaynaha Somaliland Oo Tacsi U Diray Marxuum Xaaji Dayib Sheekh Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

0
Friday August 29, 2014 - 23:11:44 in by salman abdi
  • Visits: 1010
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Somaliland Oo Tacsi U Diray Marxuum Xaaji Dayib Sheekh Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

    Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Silaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Silaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay


 

Marxuum Xaaji Dayib Sheekh Muxumed Kaahinoo ku geeriyooday28/08/2014 Magaalada Hargeysa, laguna aasay Degmada Dilla 29/08/2014.

Marxuumka oo ka mid ahaa Odayaasha waa weyn ee Gobolka Awdal kana soo shaqeeyey nabadayntii Beelaha Somaliland iyo dib u dhiskii dalka, waxa uu madaxweynuhu ALLE uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Dhammaan Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.




            Contact@afkashacabka.com