Daawo: Murashaxa Madaxweyne kuxigenka ee Xisbiga UCID oo si Ballaadhan loogu soo Dhoweeyey Dalka iyo Nuxurka Qodobadi uu ka hadlay

0
Saturday August 30, 2014 - 19:30:26 in by Super Admin
  • Visits: 998
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Murashaxa Madaxweyne kuxigenka ee Xisbiga UCID oo si Ballaadhan loogu soo Dhoweeyey Dalka iyo Nuxurka Qodobadi uu ka hadlay

    Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Ucid Mudane C/Rashiid Xasan Mataan Ayaa Maanta Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Hargaysa .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Ucid Mudane C/Rashiid Xasan Mataan Ayaa Maanta Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Hargaysa .


Waxaana Madaarka Kaga Hor Tagay Kuna Soo Dhaweeyay Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Oo Ugu Horeeyo Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen . Ku Xigeenka Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Ucid Naasir Qodax . Xoghayaha Warfaafinta Ee Xisbiga Ucid Yusuf Keyse . Xoghayaaha Xuquuqul Insaanka Xuseen Xasan Badmaax .Gudoomiyaha Golaha Dhexe Mudane Sabce Iyo Masuuliyiin Kale ,

 


Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Ucid Mudane C/Rashiid Xasan Mataan Oo Warbaahinta Kula Hadlaya Qolka Nasashada Ee Madaarka Cigaal Ayaa Waxaa Uu Hadalo Mahad Naqa U Jeediyay Dadkii Soo Dhaweeyay Isagoo Si Adagna Uga Hadlay Xaaladda Dalku Ku Suganyahay .

 

dh3

Waxaa Xusid Mudnayd In Marki Uu Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeen Uu Ka Soo Dagay Madaarka Lana Hadlay Warbaahinta Ay Dadwayne Aad U Tiro Badani Ay Ku Soo Dhaweeyeen Halkaasi Iyadoo Markii Danbena Lagu Galbiyay Gawaadhi Tiro Badan Oo Uu Ku Sawiranyahay Sawirka Murashaxu Kuna Xardhan Yihiin Hadalo Soo Dhaween Ah .


Contact@afkashacabka.com