Sheeko Jacayl Ah W/Q, C/kariin Kaariye,,

0
Sunday July 22, 2018 - 19:36:31 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1554
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Sheeko Jacayl Ah W/Q, C/kariin Kaariye,,

    ,,MA DHIIRADO NIMAAN GARAB WAX LAGULA DHISAYNINE NAFTA DHOOL HILAACIYO DHIBICBAA U MUUQDEEE,,,,,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

,,MA DHIIRADO NIMAAN GARAB WAX LAGULA DHISAYNINE NAFTA DHOOL HILAACIYO DHIBICBAA U MUUQDEEE,,,,,



dadku mar ka ay qaan gaadhaan rag iyo dumarba waxaa hubaala in uu ku abuurmo jacayl iska mala awaal ah marka aad ku jirto mar xaladaasi waxaad dareeysaa inaad jeceshahay gabadh lkn aanad taaban Karin amma aanad toos u abaari Karin cida ay tahay gabadhasi kaliya waxaad cadayn kartaa inay naftaadu doonayso inay xidhiidh la samayso kolba inanta wakhtigaasi kuugu dhaw adigoo ilaawaya tii shalay aad doonaysay inaad la hadasho barina takala adoo ilaawaya tiishalay aad la hadlaysay,,,,,,,,,,,,,, intaasi inta ay ka wada siman yihiin dhalinta qarnigan balse markaa la gaadho wakhtiga jacaylka dhabta ah amma uu kusoo wajaho ayaa qof kastaaba si uu wajahaa u fasiraa si ka duwan sida ay dadka kale u fasirayaan Kal mada jacaylka qofkasta oo ku dhex jira badwaynta jacaylka si gooniya ayuu qadariyaa xubiga waxaa ayna ku xidhantahay qofkasta qofka uu jecel yahay si uu yahay ama uu ula sido jacaylka dadkuna isku wada mid maaha dadna ma qadariyaan jacaylka dadna way u nugulyihiin hadaba hadii aad hesho qof sida aad ugu nugushahay kuugu nugul oo Kula dareemaya kolba xaalada aad ku sugantahay Kuna dareensiinaya jacaylka uu kuu qabo waxaa hubaal ah in ay naftaadu dareemayso nolol mcn macaankuna uu ka imanayo qofka uu idiinka dheexeyo xubigu waxa kale oo aad naftaada u sheegaysaa inay nolosha macaankeedu uu ku xidhanyahay inanta ay jeceshahay hadii ay waydo aanay noloshu wax qiimo ah lahayn dhimasho iyo nolola ay markaa haboon tahay dhimashadu,,,,,,,,, waxa hubaal ah qofkasta wuxuu leeyahay hiigsi fog oo dhimacyo badan leh haday noqoto wax barasho shaqo
 
iyo hamiyo kale oo ku beeran dadka bini,aadamka ah taasi to,ku dhisayo mustaqbalka fog ee nooloshiisa waxa intuba waxay ku wada xidhanyihiin gabadha qofku uu jecel yahay waxana ay naftiisu aaminsantahay hadii uu waayo inantaasi inay Isa Soo wada xidhayaaan hiigsiyada kala duwan ee aynu kor kusoo sheegnay halkaa markaad taagantahay waxaad xaqiiq sanaysaa inaanay nolosha aad nooshahay ay dhib aad door bina geeri hadiise uu noqdo jacaylku mid hir gala oo gaadha guusha jacaylka oo ah guri galka waxaad sii wadaysaa dadaalka oo aad laba jibaaraysaa si ay u qurux badnaato nolosha labada lamaane,,,,,,,, intaasi waxaan ku Soo koobaynaa wax,yaabaha ay ka midaysan yihiin dhalinta wiilal iyo gabdhaba marka la joogo ama la socdo dariiqada dheer ee jacaylka ,,,,,,, hadaba intaa aynu u gudubno tayda shaqsi ahaaneed markaan is eego anigu Kama maqni qormooyinka aan xaga sare kusoo sheegnay,,,,,,, mudo dheer markaan daris la ahaa jacay mala awaala oo aan heeso badan iyo gabayoba ka tiriyay daris aan la ahaa maalin maalmaha ka mid ah wakhtiguna ahaa abaara 5,tii galabnimo 02/1/2017,kii ayaa anigoo jooga meel ay dad badani ku kulmaan ayaa indhahaygu qabteen inan midabkeedu maariin yahay oo dhalaalaysa oo asturan si akhlaaqle oo taagan waanan ka helay waxaanan niyada iska idhi hadii aanay ahaan lahayn halkan oo aad meelkale ku arki lahayd waad la hadli lahayd waayo dad badan oo waalidiin u badan ayaa ku sugan,,,,,, markay mudo kasoo wareegtay ilaa nususaace meelahaa ayay igu Soo dhacday inantii waxaanan is idhi waa inan diinleh oo edebleh oo asturan hadii aad heli lahayd aadbay u fiicnaanlahayd si adagna waan isku waydiiyay oo niyadayda way kusoo noqnoqtay waxaanan is idhi ma lihid samiib waayo hadaad nasiib leedahay inantaasi ayaad jaanis u heli lahayd inaad la hadasho,,,, waxana ay ila noqotay inaan ka murugoodo nasiibkayga aan aaminay inuu yahay nasiib xun,,,,,laba cisho kadib maxaa dhacay inantii ayaanu is aragnay waxaana aan helay jaanis aad u wanaagsan oo ah kii ugu haboonaa wakhtigaasi ee ah kaan Kula hadli karo waxaanan helay number,keeda,,,,,, shaqadoo igu badnayd ayaan ii saamaxin inaan la hadlo ama aan ka fikiro sidaan ula hadli lahaa ama aan ugu sheegan lahaa inaan ka helay mudo ayaan ka fikirayay inaan gaaraaco waxaanan is waydiinayay su,aalo ay ka mid yihiin hadaad garaacdo oo ay ku tidhaa marwo ayaan ahay ama inanbaan la galay axdi oo wakhti ma hayo maxaad samaynaysaa,,,waxaan go,aan ku gaadhay inaan garaaco si uunbay noqone,,markay ahayd meelahaa 12:30 habeenimo ayaan wacay wayna iga qabatay iyadoo xiligaa gama,sanayd wayna iga qabatay si mutu edebnimo leh ayay iila hadashay waxayna ii tix galisay inaan hor dhigo cabashadayd intaanan sheegan u jeedkayga ayaa waxaan waydiiyay su,aalo ku aadan intii qodob ee ka cabsi qabay inay iskay hortaagaan wayna iiga jawaabtay waxaan ogaaday inaan gudbin karo codsigayga anigoo sugaya lama jawabood mid uun Haye ama Maya alxamdu lilah,,,,,,,, way iga aqbashay waanan ku farxay hadaba maxaa bilaabmay inuu naftaydii ku beermo jacayl ah kii dhabta aha waxanan dar dar galiyay sidaan ku kasban lahaa inay I jeclaato oo dhexdayada u iman lahaa jacayl dhabiii waan ku guulaystay,marba marka ka danbaysa waxaa igu kordha jacaylka aan uqabaa waxaanan aaminay inanay jirin inan aan ku doorsado maanta oo aduunkan joogta anuu naftayda ugu tusaalaynaya maaalin walba waxaan arki jiray kumanaan gandhood iimay kala dhawayn mudo sanado ah waxaan Soo dhax joogay gabdho badan way iisinaayeen balse daqiiqad aan arkay inantaa dahabka la moodo ayaa igu abuurtay jacaylkii dhabta ahaa waxaanan ogaaday in aan jeclaa tan Iyo maalintaan ku hamiyay gabadh se ay ihaysay aqoonla,aan aanan dadka ka aqoon markaan dadkii ka bartay ay noqotay inaanu dhiigaygu shaqayn la,aanteed markaan waaayana waan u ilmeeyaa noloshayda maanta lyo mustaqbalka,ba inay hogaaminayso hadiise ay ka baxdo albaabkasta oo uu is xidhayaa noloshuna waxay iitahay waxay dhaanto dhimashadu,,,,,,,,,, hadaan waayana oo calafkuba nakala fogeeyo ama wadkuba iga qaado aanay jirin inan aan ku buuxinayo halkeedaa,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,wali shaahid umaan arag sheekana kumaan maqal wax shabaha naftaadee sharadbaan dhiganayaa hadii shataf mid Kula mida lagu sheego dunidee .

BY,C,KARIIM KAARIYE
 wixii talo ama tusale ah,,,,,,,,,,,, gmil, shimaali390@gmail.com fcb, cabdikariim ibnu kaariye