Baaq:Ku Socda Saxaafadda Somaliland

0
Sunday August 31, 2014 - 15:58:02 in by Super Admin
  • Visits: 1173
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baaq:Ku Socda Saxaafadda Somaliland

    KU: URUURKA SAXAFIYIINTA SOMALILAND KU: URUURKA MAREEGAHA SOMALILAND OG: WASAARADDA WARFAFIINTA IYO DHAQAANKA

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

KU: URUURKA SAXAFIYIINTA SOMALILAND KU: URUURKA MAREEGAHA SOMALILAND OG: WASAARADDA WARFAFIINTA IYO DHAQAANKA


ANSHAX: Baaq


 

KU: URUURKA SAXAFIYIINTA SOMALILAND

KU: URUURKA MAREEGAHA SOMALILAND

OG: WASAARADDA WARFAFIINTA IYO DHAQAANKA


UJEEDO: Baaq

Sidaad la socotaan waxaa lagu soo qaaday dalka dagaal warbahiinta ah oo markii horena diyaar u ahaa in uu buunbuuniyo wax loogu yeedhay caleemo saarka state lagu wiiqayo jirtaanka Somaliland. Waxaad mooda in warbahiinteen laga adkaaday dagaalkan waayo

  1. Dawlada iyo warbahiinta madaniga ah oon wadda socon

  2. warbahiinta dalka oo aan kala aqoon wadaniyadda iyo Mucaradnimadda

  3. Waarbahiinta cadawga oo dalka dhex jiifta

Waxaay ku diyaar garobeen dhamaan warbahiinta caalamiga ah waa markii ugu horaysay ee Roytaris ay qorto Goboladda Waqooyi, waa markii ugu horaaysay ee VOA ku dhajiso websitkeeda qaybta Soomaalidu xukuunto Mabka Soomaaliya oo Somaliland ku jirto.

Dhamaan warbahiintan wax xukuma waa Soomaalida Konfurta, sida awgeed maxaa la haboon dowladda Somaliland.

  1. In ay isugu yeedho warbhiinta dalka siisana war sugaan marka dhacdadu socoto. Haba noqoto habeen badhe.

  2. In warbahiinta dalku isku cod kuwadda hadlaan muxaafid iyo mucaaradba, waxaad arakaysa kuwo ugu yeedhaya Cali khalif Madaxweeyne.

  3. VOA in laga gudbiyo dacwad ku sabaabsan Yabrow oo cabasho ah.

  4. In dawlada Somaliland u yeedho dhamaan warbahiinta Somaliya ka soo jeeda ee dalka ku sugan siisana digniiti ugu danbaysay sida Hiiran Online, Somali chanal, iyo wixii la mid ah.

Fiiro gaar ah: Faalo ka qora sida looga saaray xoogagii Federal doonka ah dalka iyo sidii loo cafiyeey kuwi ka soo noqoday iyo sida aan loo ogolaanayn in Somaliland dib loogu ceeliyo 1990skii. Ku adkaada doodina barta halka laga abaaro. Markan oo kale mahaa markaad warka oo kaliya sheegayso ee waa markaad dood ama faalo qorayso.


ANSHAX

Somaliland Media Watchdog Group

Washington DC

Anshaxs@hotmail.com