Wafti Uu Hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea Oo Soo Gaadhay Muqdisho Iyo Ujeedkiisa Safarkooda.

0
Monday August 13, 2018 - 13:28:04 in by salman abdi
  • Visits: 457
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafti Uu Hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea Oo Soo Gaadhay Muqdisho Iyo Ujeedkiisa Safarkooda.

    Wafti Uu Hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea Oo Soo Gaadhay Muqdisho Iyo Ujeedkiisa Safarkooda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafti Uu Hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea Oo Soo Gaadhay Muqdisho Iyo Ujeedkiisa Safarkooda.

Wafdi heer sare oo uu horkacayo wasiirka arrimaha dibedda Eritrea ayaa goor dhawayd soo gaadhay magaalada Muqdisho, waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre.


Wafdiga ayaa lagu waramaayaa in ay hor-dhac u yihiin booqasho Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki uu dhawaan ku imanayo magaalada Muqdisho.Wafdiga wasiirka arrimaha dibedda Eritrea ayaa sidoo kale waxaa ka mid ah la taliyaha madaxwey-naha ninka lagu magacaabo Yemane Ghebreab.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bishii hora booqasho taariikhi ah ku tagay magaalada Asmara ee dalka Eritrea isaga oo noqonaya madaxweynihii ugu horeeyay ee Soomaaliyeed ee booqda dalkaas oo1993 ka go’ay Itoobiya.