Hargaysa:-Mooshin Ka Dhana Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo La Filaayo In La Hor Keeno Golaha+Waxa Uu Ku Saabsan Yahay Iyo Wakhtiga La Iclaaminaayo

0
Thursday August 23, 2018 - 12:51:59 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:-Mooshin Ka Dhana Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo La Filaayo In La Hor Keeno Golaha+Waxa Uu Ku Saabsan Yahay Iyo Wakhtiga La Iclaaminaayo

    Mooshin Ka Dhana Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo La Filaayo In La Hor Keeno Golaha+Waxa Uu Ku Saabsan Yahay Iyo Wakhtiga La Iclaaminaayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mooshin Ka Dhana Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo La Filaayo In La Hor Keeno Golaha+Waxa Uu Ku Saabsan Yahay Iyo Wakhtiga La Iclaaminaayo

Mooshin Ka Dhana Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo La Filaayo In La Hor Keeno Golaha+Waxa Uu Ku Saabsan Yahay Iyo Wakhtiga La Iclaaminaayo

Qaar ka mid ah xildhibaanadda aqalka golaha wakiilada somaliland ayaa sheegay in ay gole waynaha u Gudbin Doonaan Mooshin ka dhan ah guddoomiyaha golaha wakiilada somaliland Mudane Baashe Maxamed Faarax.

Xildhibaanadda ayaa sheegay in mooshinkan ay golaha keeni doonaan maalinta sabtida ah oo golahu ka soo laaban doono fasaxii ciida,waxaana ay shegeen in ay faah-faahin ka bixi doonaan mooshinka maalinta ay golaha horkeenaan.Qaar ka mid ah xildhibaanada oo Warbaahintu la xidhiidhay ayaa u xaqiijiyay in ay jiraan mooshinkaasi isla markaasina ay dabada ka riixayaan ilaa afartan mudane Kuwaasoo ku edeeyay guddoomiyahu inuu ku kacay falal sharci jabin ah.