Wae Deg Deg Ah Qaar Ka Mid Ah Xubo Ka Mid Ah Ururka Alshabaab Oo Lagu Dilay Magaalada Gebo.

0
Saturday August 25, 2018 - 13:25:02 in by salman abdi
  • Visits: 458
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wae Deg Deg Ah Qaar Ka Mid Ah Xubo Ka Mid Ah Ururka Alshabaab Oo Lagu Dilay Magaalada Gebo.

    Wae Deg Deg Ah Qaar Ka Mid Ah Xubo Ka Mid Ah Ururka Alshabaab Oo Lagu Dilay Magaalada Gebo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wae Deg Deg Ah Qaar Ka Mid Ah Xubo Ka Mid Ah Ururka Alshabaab Oo Lagu Dilay Magaalada Gebo.

Guddoomiyaha degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo Xassan Maxamuud Cali ayaa warbaahinta u sheegay howlgal ay sameeyeen ciidamada dowladda Soomaaliya ku dileen 7 xubnood oo ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in howlgalkan laga sameeyay deegaanno dhowr ah oo hoos-taga qeybo ka mid ah gobolka Gedo.

Xubnaha la dilay ayuu sheegay in ay ka mid yihiin saraakiil ka tirsan Ururka Al-shabaab ee ka howlgala qeybo ka tirsan gobolka.

Gedo ayaa ka mid ah deegaannada ay ku xoogan yihiin Al-shabaab oo weerarro kala duwan ku qaadaan xarumaha ciidamada dowladda iyo kuwa Kenya ay ku leeyihiin gobolka.