Caqabadaha haysta Kalluumeysatada Berbera xiligan xagaaga

0
Sunday August 26, 2018 - 09:09:13 in by salman abdi
  • Visits: 423
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caqabadaha haysta Kalluumeysatada Berbera xiligan xagaaga

    Caqabadaha haysta Kalluumeysatada Berbera xiligan xagaaga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caqabadaha haysta Kalluumeysatada Berbera xiligan xagaaga

Kalluumeysatada magaalada Berbera ayaa xiligan xagaaga ee ay dabeyshu dhaceyso ka cabanayaan dhibaato ay shegeen inay doonyahooda kala kulmaan dabysha.

Kalluumeysatadan ayaa sidoo kale sheegay in marka ay badda ku yara fogaadaana shabaaktii ay ku soo jillaabanayeen kalluunka ay ka jiiraan maraakiibta waaweyn ee ajanabiga.

Weriyaha BBC Axmed Saciid Cige oo dhowaan safar shaqo ku tegay magaalada Berbera ayaa doodan gaaban dhex dhigay laba nin oo kalluumeysato ah.