Qaramada Midoobay Oo Ku Baaqday In La Maxkamadeeyo Taliyayaal Ka Tirsan Ciidamada Myanmar

0
Monday August 27, 2018 - 16:46:11 in by salman abdi
  • Visits: 408
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaramada Midoobay Oo Ku Baaqday In La Maxkamadeeyo Taliyayaal Ka Tirsan Ciidamada Myanmar

    Qaramada Midoobay Oo Ku Baaqday In La Maxkamadeeyo Taliyayaal Ka Tirsan Ciidamada Myanmar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaramada Midoobay Oo Ku Baaqday In La Maxkamadeeyo Taliyayaal Ka Tirsan Ciidamada Myanmar

Guddi gaar ah ayey qaramada midoobay u xil saartay baadhista dhibaatada Muslimiinta reer Rohingya lagu hayay, iyada oo militariga Myanmar lagu eedaynayo inay geysteen gabood fallo dhowr ah intii lagu guda jirey howl galo ka dhan ahaa qoymiyaddaasi Muslimiinta ah sanadkii la soo dhaafay.


War uu guddigaasi ka soo saaray Isniinta maanta xarrunta Q.M. ee Geneva ayay ku baaqaayn in taliyihii ciidamada Myanmar Jeneraal Min Aun Hlaing iyo shan sarkaal oo kale loo soo istaajiyo maxkamada eedeymo la xidhiidha xasuuq, dambiyo ka dhan ah bini’aadannimada iyo dambiyoWaxay guddigaasi sheegeen in ujeedadu ay ahayd xasuuq ayna ku baaqayaan baadhitaanno caalami ah si loo maxkmadeeyo Jeneraallada hoggaaminayay ciidamada.