
Wararkii U Danbeeyay Wasaarada Difaaca Maraykanka Ee Pentegon-ka Oo Xaqiijisay Dilka Amiirkii Xarakadda Al-Shabaab Iyo Xukuumadda Soomaliya Oo Ka Hadshay
War saxaafadeed goor dhawayd ka soo baxay xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Maraykanka ee Pentegon-ka ayaa lagu shaaciyay laguna xaqiijiyay in hawl-gal weerar ah oo dhinaca cirka ah oo ay ku qaadeen Isniintii todobaadkan goobo ka tirsan gudaha gobalada koonfurta Soomaliya
Dawlada Maraykanka ayaa bishii Febarwei sannadkii 2008-dii, ku dartay xarakada Al-Shabaab liiska Urrurada Argagaxisada, waxaanu Maraykanku dul dhigay madaxa Amiirka Xarakada Al-Shabaab lacag gaadhaysa Todoba Malyuun oo Dollarka Maraykanka ah.
Wasaaradda Difaaca ee Maraykanka ayaa muddo Saddex maalmood ah ka gaabsanaysay in ay si rasmi ah u xaqiijiso geerida hogaamiyaha xarakadda Al-Shabaab.
Xarakada Al-Shabaab, ayaan weli ka hadal sheegashada Maraykanku ay ku iclaamiyeen dilka Amiirkooda, balse, hadba wixii warar dheeraad ah ka soo baxa arrintan kala socda Shabakadda wararka ee caalamiga ah ee Hadhwanaagnews.
HALKAN GUJI OO KA AKHRI TAFAASIIL DHEERAAD AH OO WARKAN KU SAABSAN
http://www.bbc.com/news/world-africa-29086800
diyaaradaha Maraykanku ay ku dileen hogaamiyihii Amiirka
xarakada Islaamiga ah ee Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane.
Wasiirka Gaashaandhiga ee Soomaaliya oo isna goor dhawayd hadlay ayaa
sheegay in amiirkii Xarakada Al-Shabaab lagu dilay weeraro dhinaca cirka
ah oo ay diyaaradaha Maraykanku ay ku qaadeen deegaano ka mid ah gobalo
ka mid ah koonfurta Somaliya.
Warkan ka soo baxay Wasaarada Gaashaandhiga Maraykanka ayaa lagu
iclaamiyay in Amiirka Al-Shabaab lagu dilay hawl-gal dhinaca cirka ah oo
ay fuliyeen diyaaradaha aan cidna wadin ee Maraykanka meel Waqooyiga ka beegan magaalada Baraawe ee Koonfurta Soomaliya.
Dawlada Maraykanka ayaa bishii Febarwei sannadkii 2008-dii, ku dartay xarakada Al-Shabaab liiska Urrurada Argagaxisada, waxaanu Maraykanku dul dhigay madaxa Amiirka Xarakada Al-Shabaab lacag gaadhaysa Todoba Malyuun oo Dollarka Maraykanka ah.
Wasaaradda Difaaca ee Maraykanka ayaa muddo Saddex maalmood ah ka gaabsanaysay in ay si rasmi ah u xaqiijiso geerida hogaamiyaha xarakadda Al-Shabaab.
Xarakada Al-Shabaab, ayaan weli ka hadal sheegashada Maraykanku ay ku iclaamiyeen dilka Amiirkooda, balse, hadba wixii warar dheeraad ah ka soo baxa arrintan kala socda Shabakadda wararka ee caalamiga ah ee Hadhwanaagnews.
HALKAN GUJI OO KA AKHRI TAFAASIIL DHEERAAD AH OO WARKAN KU SAABSAN
http://www.bbc.com/news/world-africa-29086800
Wararkii U Danbeeyay Wasaarada Difaaca Maraykanka Ee Pentegon-ka Oo Xaqiijisay Dilka Amiirkii Xarakadda Al-Shabaab Iyo Xukuumadda Soomaliya Oo Ka Hadshay
War saxaafadeed goor dhawayd ka soo baxay xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Maraykanka ee Pentegon-ka ayaa lagu shaaciyay laguna xaqiijiyay in hawl-gal weerar ah oo dhinaca cirka ah oo ay ku qaadeen Isniintii todobaadkan goobo ka tirsan gudaha gobalad