Ha Sal Kicin , Ha Saluugin Hana Saydhin Hamigii !!!!! By Cabdiraxmaan Ismaaciil Siciid‏

0
Saturday September 06, 2014 - 17:42:17 in by salman abdi
  • Visits: 1247
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ha Sal Kicin , Ha Saluugin Hana Saydhin Hamigii !!!!! By Cabdiraxmaan Ismaaciil Siciid‏

    Inaad Guulaysataa Ma'aha Guushii Kuugu Horeysay , Inaad Guul Daraysataana Ma'aha Guul Daradii Kuugu Danbeysay!!!.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaad Guulaysataa Ma'aha Guushii Kuugu Horeysay , Inaad Guul Daraysataana Ma'aha Guul Daradii Kuugu Danbeysay!!!.

Sawir qaadaha  Yuusuf Daahir Oo Ah Muwaadin Reer Somaliland Ah Isla markaasina degan dalka Britain gaar ahaan magaalda landon oo ay xidhiidh leeyihiin sawir qaadayaal caalami ah ayaa wuxu sanadhii ugu danbeeyay ku foognaa sidii uu dalkiisa Somaliland qayb uga qaadan lahaa soo badhigida muqaalada qurxoon ee dalka oo siweyn usoo jiitay indhaha bahda sawir qaadayaasha caalamka .

yuusuf wuxu dhawr jeer kusoo noqday dalkiisa hooyo oo markaasi damiciisu ahaa sidii uu u muujin lahaa wajibkiisa ku aadan ee dhanka xirfada caalamiga ah ee PHOTOGRAPHER_KA, Yuusuf oo dhawaan isla bishii 7aad ee 2014 kusoo guryo noqday dalka waxanu soo bandhigay sawiro aad usoo jiitay indhah bulshada caalamka  .

waxaana sawir qaade Yuusuf Daahir dadaalka iyo hamiga ku jira uu siweyn ugu muuqday Mas'uuliyiinta dawlada khaasatan madaxweynaha JSL Mudane Axmed Siilaanyo , Kadib Waxa Madaxweynuhu Siweyn usoo dhaweyay sawir qaadahan , waxana yuusuf daahir xukuumadu siisay ID Card uu ku saxeexan yahay Madaxweynuhu Sida uu ii Xaqiijiyay Mohamed Bakayle oo ah ardayda uu tabo-barka sawir qaadista siiyo Yusuf Dahir .

Waxa uu isagoo jawaab ka bixinaya Hamiga , Himilada , Hiigsiga uu ugu Heelan Yahay inuu kasoo boxo waajibaadka qaranku ka mudan yahay  uu eegtaa Fursadaha ay Haboon tahay sawir qaadistu . 

Yuusuf wuxu markaasi Barta Facebook-ga kusoo Bandhigay caqabadaha Uu kala kulmay Hawlihiisa Shaqo Waxanu Hadal Qoraalkii Uu Kusoo qoray Barta Bulshadu ku wada xidhiidho ee facebook u dhignaa sida tan .


'''
  
  '''
'''Kadib Isla amintii indhahaygu qabteen hadalkan waxa igu dhalatay inaanu yuusuf dalka dib uga laaban isagoon wali gaadhin himiladii uu halabsanayay .

Waxaana udirayaa fariintan :

''''' Ha Sal Kicin , Ha Saluugin------Hanna Saydhin Hamigii 

       Kuu Sudhnaa Degtaadee, ----- Wixii Aad la Kulantee .

      Bello Ay Sadkeed tahay.----------Iyadaa Salaamadu ,       
  
       La Sal go'i Gunteedee.------------Baddi Oo Sibraha Qabo

    Wixii Qaranka Sawdkiyo -----------Alle kuu Sakhirayee

      Sawir Qaadis teeda Leh ,--------- Ku Sajalay ,Dhuglahadaada Midigada
.
     Waa guul Waqeed Qoran ------Oon ka Maydhmin Maankiyo.

                   Ruuxii garaad lihi ----Kuba Faano Abidkii .

         Ha Sal Kicin Ha Saluugin---Hana Saydhin Hamigii Kaa Mudnaa                                                                                              ,                                  _________ dalkaagu___________
     #Yusuf_Dahir  _______SAAXIIB________

                                    SAMIR YEELO WALIGAA 
                            QURUXDA  GOBOLKII   SANAAG-NA
                                   IYANA  WAY KUSUGAYAA.

By Cabdiraxmaan ismaaciil Siciid 


+252634432659