Hargaysa:-Kulan Shalay Madaxweyne Muse Biixi La Yeeshay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Md Cabdiraxman Cirro oo Lagu Kala Kacay

0
Wednesday September 19, 2018 - 10:30:46 in by salman abdi
  • Visits: 398
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:-Kulan Shalay Madaxweyne Muse Biixi La Yeeshay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Md Cabdiraxman Cirro oo Lagu Kala Kacay

    Kulan Shalay Madaxweyne Muse Biixi La Yeeshay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Md Cabdiraxman Cirro oo Lagu Kala Kacay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulan Shalay Madaxweyne Muse Biixi La Yeeshay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Md Cabdiraxman Cirro oo Lagu Kala Kacay

Kulan shalay ka dhacay madaxtooyada Somaliland oo lagaga hadlaayay arrimaha doorashooyinka baarlamaanka oo ay wada yeesheen madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa lagu kala kacay, iyadoo labada dhinac isku khilaafeen in la kala diro guddida doorashooyinka.

Cabdiraxmaan Cirro iyo xisbigiisa ayaa soo jeediyay in guddida doorashooyinka la kala diro halka madaxweynaha iyo xisbigiisuna ay diidan yihiin.

Kulanka ka dib waxaa lagu ballamay in maanta saddexda xisbi qaran ay wada yeesheen kulan kale oo arrimahan lagaga doodayo.

Xigasho: Wargeyska Waaberi