Duufaanta ku habsatay Jasiiradda Sulawesi ee dalka Indonesia Iyo Khasaraha Ka DHashay.
dalka Indonesia ayaa la sheegay iney ku dhinteen ugu yaraan 400 oo qof.
Lahaanshaha sawirkaEPA
Image captionGuriya badan oo ku yaallay magaala xeebeedka Palu oo ay biyo qarqiyeenDuufaanta waxay ka dhalatay Dhulgariir xooggan oo Jasiiradda ku dhuftayLahaanshaha sawirkaAFP/GETTY IMAGES
Image captionMagaala Palu oo keli ah masiibadan waxaa ku naf waayey boqollaal qofLahaanshaha sawirkaANTARA FOTO/ROLEX MALAHA VIA REUTERS
Image captionGuriyaha hoyga, kuwa ganacsiga iyo huteelladaba wey burbureenLahaanshaha sawirkaEPA
Image captionDalka Indonesia oo ku yalla badda Pacific inta badan waxaa ku dgufta dhul gariirLahaanshaha sawirkaREUTERS
Image captionDadka ugu badan ee masiibadan ku waxyeelloobay waxay ku sugnaayeen xeebta magaaladaLahaanshaha sawirkaAFP/GETTY IMAGES
Image captionXirfadlayaal caafimaad oo daweynayo dad dhaawac uu soo gaarayLahaanshaha sawirkaEPA
Image captionDadka masiibadaasi ku dhaawacmay waxaa badankood lagu daweynayaa Isbitaal ay ciidamada leeyihiin oo Palu ku yaallaLahaanshaha sawirkaAFP/GETTY IMAGES
Image captionDad badan oo magaalada duufaanta burburisay ku noolaa waxaa hoy u ah waddooyinkaLahaanshaha sawirkaEPA
Image captionShaqaalaha gurmadka oo ku howlan baadi goobka dadka waxyeellada soo gaartay ee aan weli la helinLahaanshaha sawirkaAFP
Image captionDadka ku nool guriyo dhawr ah oo dhibaatada ka badbaaday waxay ka soo baxeen guriyahooda iyaga oo ka cabsi qaba iney guriyaha ku soo dumaan
Duufaanta ku habsatay Jasiiradda Sulawesi ee dalka Indonesia Iyo Khasaraha Ka DHashay.
Duufaanta ku habsatay Jasiiradda Sulawesi ee dalka Indonesia Iyo Khasaraha Ka DHashay.