Kulan Dhex Maray Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Kenya Iyo Safiirka Dalka Netherland U Qaabilsan Somali.

0
Tuesday October 02, 2018 - 09:07:02 in by salman abdi
  • Visits: 298
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan Dhex Maray Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Kenya Iyo Safiirka Dalka Netherland U Qaabilsan Somali.

    Kulan Dhex Maray Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Kenya Iyo Safiirka Dalka Netherland U Qaabilsan Somali.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulan Dhex Maray Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Kenya Iyo Safiirka Dalka Netherland U Qaabilsan Somali. Safiirka Somaliland U FadhiyaDalka Kenya Ayaa Kulan La Qaatay Ambassador Farcisco Makken oo ah Safiirka Dalka Netherland u fadhiya Somaliland/Somalia



 

 


Ujeedada kulankaga waxaa u muhiim sanaa qodobadan hoos ku duwan


1.Sidii xidhiidhka Ka dhaxeeya Somaliland iyo Boqortooyada Netherland loo sii xoojin lahaa.


2.Sidii loo horumarin lahaa doorka ay dawladda Netherland kaga qeyb qaadato taageerada ay ku bixinayaan midawga Yurub ee la xidhiidha mashaariicda ay ka wadaan Somaliland.


3.Qabsoomida doorashooyinka la wado diyaarinteeda sidii Kaalin togan Boqortooyada ay Netherland uga gali lahayd


4.Wada hadal aayo ka tashi ah oo dhex mara Somaliland Iyo Somalia sidii Boqortooyada Netherland uga mid noqon lahayd dalalka joog golaha lagu garnaqsanyo Iyo weliba xaalada Tukaraq.


Ugu dambayntii Safiirka Dalka Netherland Ambassador Farcisco Makken waxa ku wehelinayay kulanka aanu yelanay Safiir Xigeenka Netherland Roelof H Havemen iyo Elon Hilwig oo ah sarkaalad sare ka tirsan Shaqaalaha Safaarada Netherland


Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka KENYA Ambassador Baashe Cawil Ayaa Mudooyinkii U Danbeeyey Waday Kulamo Lagu Xoojinaayo Xidhiidbka Beesha Caalamka Iyo Dawlada Somaliland