Dhaq-Dhaqaaq Ka Dhan Ah Boqortooyada Oo Lagu Dhawaaqay+Goobta Lagaga Dhawaaqay.

0
Friday October 05, 2018 - 12:54:32 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhaq-Dhaqaaq Ka Dhan Ah Boqortooyada Oo Lagu Dhawaaqay+Goobta Lagaga Dhawaaqay.

    Dhaq-Dhaqaaq Ka Dhan Ah Boqortooyada Oo Lagu Dhawaaqay+Goobta Lagaga Dhawaaqay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhaq-Dhaqaaq Ka Dhan Ah Boqortooyada Oo Lagu Dhawaaqay+Goobta Lagaga Dhawaaqay.

Aqoonyahan iyo qoraaSacuudiyaan ah, oo si aad ah u dhaliila dowladda Sacuudiga ayaa ku dhawaaqay dhismaha dhaqdhaqaaq mucaarad ah oo ka shaqeyn doona dalka dibeddiisa, sida uu qoray website-ka caanka ah ee Arabai21.

Image result for Boqorka Sucuudiga


Marzouk Mashan al-Otaibi ayaa Dhaqdhaaqa Isku-keeniadda Qaranka kaga dhawaaqay gurigisia ku yaalla magaalada Paris ee dalka Faransiiska, waxaana durba uu soo jiitay taageerada dad badan oo Sacuudiyaan ah oo aan ku qanacsaneyn dowladda hadda maamusha dalkaas.


 

 

Al-Otaibi waa qoraagii hore ee wargeysyada dalka Sacuudiga ee kala ah Makkah iyo Al-Sharq, wuxuuna sidoo kale macallin ka ahaa qeybta kimisteriga ee Jaamacadda King Saud University.


Bayaan uu soo saaray oo loogu talo-galay dadka Sacuudiga ayaa Al-Otaibi wuxuu ku yiri "Maamulka Al-Saud waa uu idin bahdilayaa, waa idin adoonsanayaa, waana idin ciqaabayaa”