War Deg Deg Ah:-Dowladda Qatar Oo loo ogolaaday in ay dhoofsato duur joogta Soomaaliya

0
Saturday October 06, 2018 - 09:54:11 in by salman abdi
  • Visits: 497
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Dowladda Qatar Oo loo ogolaaday in ay dhoofsato duur joogta Soomaaliya

    War Deg Deg Ah:-Dowladda Qatar Oo loo ogolaaday in ay dhoofsato duur joogta Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Dowladda Qatar Oo loo ogolaaday in ay dhoofsato duur joogta Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay tan iyo wixii ka danbeeyay bur burkii dowladda dhexe ee dalka waxaa ay u ogolaatay dowlad kale oo shisheeye in ay dhoofsan karto duur joogta Soomaaliya.

Dowladda Qatar ayaa loo ogolaaday in ay dhoofsan karto Qaar ka mid ah duur joogta Soomaaliya (Sagaarada) sida ku cad qoraal ka soo baxay wasaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa ee Soomaaliya oo uu ku saxiixan yahay agaasimaha Wasaaradda.

Qoraalka ka soo baxay wasaarradda Xanaannada Xoolaha Soomaaliya waxaa ay Safaaradda dalka Qadar u fasaxday in ay dalkooda u dhoofsadaan duurjoog tiradoodu gaarayso 14 nooc oo sagaaro ah.