Maalinti Arbacada Ee11/10/2018 Laba Hadaf Oo Dahabi Ah , Hadana Iskusidkan Somaaliland U Noqonaysa Guulaha

0
Friday October 12, 2018 - 13:19:36 in by salman abdi
  • Visits: 1019
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maalinti Arbacada Ee11/10/2018 Laba Hadaf Oo Dahabi Ah , Hadana Iskusidkan Somaaliland U Noqonaysa Guulaha

    Saamaynta Ku Yeelanaysa Horimar Aygaadhay , Beesha Caalamkuna Kuso Dhiiranayso Haday Tahay Maalgashi Iyoictiraafba. By Mire Cali Xasan Nuur

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saamaynta Ku Yeelanaysa Horimar Aygaadhay , Beesha Caalamkuna Kuso Dhiiranayso Haday Tahay Maalgashi Iyoictiraafba. By Mire Cali Xasan Nuur


Himiladi iyo horimarkii Somaaliland oo madaxwayne Muuse Biixi Cabdi qalinka ku saxeexayMaanta saxeexi shirkada DPWorld iyo xukuumada somaaliland New Portka berbera laka dhisayo.

Riyo maalmeedki somaaliya ku Riyoon jirtay , umay noqon Riyo habeenaydki Runta noqon Jirtay

kana noqoday Riyo maalmeedki Runta ka fogayd.

Wadaadki Riyada somaaliya u Tafsiiri jiray oo ku yidhi H.E. Mohammad Abdulahi Farmaajo RIyadaadu waxay ahayd Riyo maalmeed an waxaba ka Jirin , ee Hada laka bilaabo ila gaalay riyo Habeen.

WAA Farxad shacabka Somaaliland maanta ku riyaaqayaan

Cadowgi Somaliland ee konfurta somaliya Qalbi jab ayey ku noqodayIyana waxa shalay dalka ka qabsoomay ,

 

shirkii caalamiga ahaa ee 27sano wixii somaaliland u qabsoomay iyo waxay hiigsanayso mustaqbalka dhow

waana shirkii uku horeeyey ka qabsoomay somaaliland 27sano ee somaaliland jirtay

SHIRKA shalay dhacay caasimada hargaysa waa farsamoyin inaka maqnaa Somaliland iyo ictiraaf raadiskedana u ah mowjado albaabo Badan oo beesha caalamka inoo furaya.

Maalinta 11/10/2018

WAA maalin laba guulood oo isku sidkan oo somaaliland g aadhay waa dhagaxdhiga New port berbera iyo shirkii CAALAMIKA ahaa ee ka qabsoomay hargaysa

WAAR HOY GUUSHA SO RAAC.

SOMAALILAND GUUL IYO GOBANIMO .

[emailprotected]