War Deg Deg Ah:-Agaasimiha Hey'adda Sirdoonka Iyo Nabad Sugida Soomaaliya Oo Iscasilay.

0
Saturday October 13, 2018 - 19:56:03 in by salman abdi
  • Visits: 390
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Agaasimiha Hey'adda Sirdoonka Iyo Nabad Sugida Soomaaliya Oo Iscasilay.

    War Deg Deg Ah:-Agaasimiha Hey'adda Sirdoonka Iyo Nabad Sugida Soomaaliya Oo Iscasilay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Agaasimiha Hey'adda Sirdoonka Iyo Nabad Sugida Soomaaliya Oo Iscasilay. Taliyaha Hey'adda NISA XuseenCismaan Xuseen ayaa si rasmi ah isaga casilay xilkiisa, isagoo istiqaaladiisa u gudbiyay Madaxweynaha.


Sida lagu shaaciyay barta Twitterka ee NISA is casilaada Taliye Xuseen Uurkuus ayaa lagu sababeeyay arrimo u gaar ah.


Wararka ayaa sheegaya inuu isku diyaarinayo Musharaxnimada xilka Madaxweynaha Koofur Galbeed, iyadoo la filayo inuu noqdo Musharaxa ay dowladdu wadato.


 

 

Xuseen Cismaan Xuseen ayaa horay Xildhibaanimadiisa uga tagay magacaabidii xilka Taliyaha NISA, kaddib markii la magacaabay bishii February ee sanadkan.