Sabaan Nin Baxay Sareediyo Nin u Nool (Hargeisa Yesterday, Hargeisa Today) Buug uu Qoray Cisman Saalax Faarax

0
Friday September 12, 2014 - 13:56:32 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1528
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sabaan Nin Baxay Sareediyo Nin u Nool (Hargeisa Yesterday, Hargeisa Today) Buug uu Qoray Cisman Saalax Faarax

    Qoraaga Weyn ee Reer Burco Qoraa Cismaan Saalax Faarax ayaa Soo saaray Buuggiisii 4aad ee uu qoro, Waxana uu soo saaray Buug la yidhaa Hargeisa Yesterday iyo Hargeisa Today (Hargeysiyo shalay iyo Hargeysiyo Maanta),

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qoraaga Weyn ee Reer Burco Qoraa Cismaan Saalax Faarax ayaa Soo saaray Buuggiisii 4aad ee uu qoro, Waxana uu soo saaray Buug la yidhaa Hargeisa Yesterday iyo Hargeisa Today (Hargeysiyo shalay iyo Hargeysiyo Maanta), Qoraaga Weyn ee Reer Burco Qoraa Cismaan Saalax Faarax ayaa Soo saaray Buuggiisii 4aad ee uu qoro, Waxana uu soo saaray Buug la yidhaa Hargeisa Yesterday iyo Hargeisa Today (Hargeysiyo shalay iyo Hargeysiyo Maanta), oo si qoto dheer ugaga hadlayo Casimadda Somaliland, Burburkii Caasimadda ilaa dib u dhiskii iyo doorarkii ay ka qaadatay Dib u dhiski Dalka iyo sidoo kale waxyaabaha caasimaddu caanka ku ahayd, Buuga ayuu qoraagu dhowaan soo saaray waxana uu noqday Durba Buugaagta loogu jecel yahay ee sida weyn dhalinyaradu u akhrido, isagoo Caasimaddana soo gaadhsiin doono si Dhalinyarada Reer Hargeysa uga faaidaan Xog badan oo aanay caasimadda ka haynin.

Buuggan oo Halkudhigiisu Yahay Sabaan Nin Ka Baxay  Sareediyo Nin u Nool Hargeisa Yesterday iyo Hargeisa Today (Hargeysiyo shalay iyo Hargeysiyo Maanta),


Haddaba Buuggan oo ad ka helayso Burco Printing Center waxad faahfaahinta kala xidhiidhi karta Qoraaga Buuga Cisman Salax oo ka mid ah Masuliyiinta Hotel City Plaza ee magaalada Burco ama telefoonkiisa gacanta 4319755