War Deg Deg Ah:-Hal Qof ku Dhintay Qarax ka Dhacay Dulleedka Muqdisho Iyo cida Ka Danbaysay Qarax.

0
Sunday November 18, 2018 - 17:55:24 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Hal Qof ku Dhintay Qarax ka Dhacay Dulleedka Muqdisho Iyo cida Ka Danbaysay Qarax.

    War Deg Deg Ah:-Hal Qof ku Dhintay Qarax ka Dhacay Dulleedka Muqdisho Iyo cida Ka Danbaysay Qarax.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Hal Qof ku Dhintay Qarax ka Dhacay Dulleedka Muqdisho Iyo cida Ka Danbaysay Qarax.

Wararka ka imanaya deegaanka Weydoow ee dulleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax halkaa ka dhacay uu sababay dhimashada hal qof iyo dhaawaca qof kale.

Sida laga soo xigtay goobjoogayaal dadka deegaanka waxaa qaraxa lala eegtay gaari nuuca raaxada ah oo Prado loo yaqaan oo uu watay nin ku lebisan deriiska ciidamada Xooga dalka waxaana ku geeriyooday shaqsiga gaariga qaraxa lala eegtay watay.

 

 

Wararka ayaa intaas ku daraaya in gaariga qaraxa lala eegtay uu ka sii baxaayey Muqdisho oo uu dhankaa iyo ceelasha kusii wajahnaa.

Ciidamada dowladda Soomaaliya aya tagay goobta uu qaraxa ka dhacay, waxayna sameeyeen baaritaan ku aadan sida ay wax u dhaceen.