Hargaysa:-Xukuumadda Oo Shuruudo Ka Xidhay Cida Rabta In Ay Ka Qayb Qaadato Barnaamijka Shaqo Qaran

0
Monday November 19, 2018 - 19:00:30 in by salman abdi
  • Visits: 427
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:-Xukuumadda Oo Shuruudo Ka Xidhay Cida Rabta In Ay Ka Qayb Qaadato Barnaamijka Shaqo Qaran

    Mashruucan shaqo qaran ee xukuumadda somaliland bilawday ayaa ardayda ka qayb qaadanaya waxa lagu xidhay shuruudo ay ka mid yihiin in ay bixiyaan lacag dhaqan 37$ Dollar kuwaas oo kuu suurto galinaya inaad ka mid noqoto.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mashruucan shaqo qaran ee xukuumadda somaliland bilawday ayaa ardayda ka qayb qaadanaya waxa lagu xidhay shuruudo ay ka mid yihiin in ay bixiyaan lacag dhaqan 37$ Dollar kuwaas oo kuu suurto galinaya inaad ka mid noqoto.


Xafiiska barnaamijka shaqo Qaran war saxaafadeed ka soo baxay ayaa lagu sheegay in qofkii hir-galinaya afar qodob ee warqadan ku xusan inuu ka mid noqon karo Mashruuca shaqo qaranka.